image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

DEG – DEG- Musharax Madaxweyne Puntland oo geeriyooday .

Garoowe (ONKOD ) Musharax Madaxweyne Puntland Suldaan Cabdicasiis Afguduud ayaa goor dhaweyd ku dhintay shilgaari oo ku galay wadada xiriirsa Boosaso iyo Qardho

Marxuumka ayaa ku sii jeeday Magaalada Qardho halkaas oo kasii wadi lahaa Ololahiisa Doorashada ka dib markii uu dhawaan shaaciyay in uu yahay Musharax Madaxweyne Puntland.

Saraakiil ka tirsan Puntland ayaa xaqiijiyay  geerida  , musharax Madaxwayne kaas oo Olole ka waday maalmahan deegaanada maamul goboleedka Puntland.

Xubno ka mid ah  Ololayaasha musharaxan geeriyooday ayaa sheegay in  marxuum Afguduud  uu la balansanaa ka hor geeridiisa Odayaasha dhaqanka iyo qaybaha bulshada .

Musharaxiinta Ololaha ku  jira ayaa sheegay inay ku xun yihiin geerida ku timid msuharaxaas madaxwayne ee maanta ku geeriyooday shilka gaari.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.