image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

‘’Haddii doorashadu waqtigeeda ku dhici dagaalbaa ka dhacaya Puntland ‘’

Garoowe (ONKOD) Magaalada Garoowe ee Puntland maanta oo sabti ah waxaa kulan ku yeeshay xubno ka mid ah mucaaradka maamulka Puntland kuwaas oo ka hadlay guddiyada uu magacaabay Saciid Deni

Waxa ay kulankooda ka sheegeen in aysan diyaar u ahayn in ay soo dhaweeyaan Guddiyada khilaafka iyo amniga ee doorashada madaxtinimada maamul goboleedka Puntland.

Waxa ay ku eedeyeen xubnahan Saciid  Deni  inuu soo xushay xubno isku bah ay yihiin oo aysan dhax dhaxaad ka ahayn doorashada la filayo in dhawaan ay ka dhacdo Puntland.

” madaxweyne caqligaada dib ha usoo laabto waqti yar oo ciriiri ah ayaa kuusoo haray.”  ayuu yiri  Wasiiru dowlihii hore ee Maaliyada Soomaaliya Maxamuud Xayir

Sidoo kale waxaa isla kulanka  hadal ka jeediyay Asad Diano oo ka mid musharaxiinta , madaxtinimada Puntland waxa uu yiri.

” Madaxweyne Deni wuxuu ka shaqeynayaa wax sharci darro ah, si hoose ayuu ula xiriiriyaa Odayaasha dhaqanka.”

Si kastaba siyaasiinta Puntland ee dhaliilsan Saciid Deni ayaa gabi ahaanba diiday guddiyada uu soo magacaabay taas oo ay sheegeen in ay yihiin kuwa dhinac u jaranjaara.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.