image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Dagaalka GAZA ka socda oo galaaftay Nolosha in ka badan 66 Weriye.

GAZA (ONKOD) Dagaalka ka sii soconaya Marinka GAZA waxaa uu galaaftay noloshay dad aad u badan oo ku nool  halkaas tan iyo markii halkaas Israa’iil ay ka bilowday weerarada.

Waxaa soo baxaya hadda tirada rasmiga ah ee suxufiyiinta ku dhimatay weeraradaas ka sii socda Israa’iil ee ay fulinayaan ciidanka Israa’iil sida ay baahisay Aljazeera.

Hay’adaha u dooda xuquuqda suxufiyiinta ayaa sheegay in ay ka walwal qabaan xaaladda halista ah ee ay ku shaqaynayaan suxufiyiinta ku sugan Marinka GAZA ee weerarada martigalinaya.

Muuqaal-duubihii Aljazeera ee Magaalada Gaza Samiir abuu Diqa ayaa sii kordhiyay suxufiyiinta ku dhintay dagaalka ka socda Magaaladaas waxaana uu kamid ah Dad ay Ciidanka Israaiil ku beegsadeen Iskuul ay si gaar ah u maamusho Qaramada Midoobay.

59 Suxufi oo u dhashay Falastiin ayaa la diiwaangeliyay in ay ku dhinteen duqeynta & dagaalka tooska ah ee ka socda Magaalada Gaza, Lubnaan waxa ay ku waysay 3 Wariye halka Yuhuudda qudhooda ay ku naf waayeen 4 Suxufi, wadartooda waxa ay ka dhigan tahay 66 Suxufi.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.