image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

MD Xasan ”Wiilkayga kama baxsan cadaalada Turkey waan la hadlay”

NEWORK (ONKOD ) Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa sheegay in wiilkiisa uusan ka  cararin dalka Turkiga, kaddib markii shil geystay dhimasho uu ku galay magaalada Istanbul.

“Wuxuu ahaa shil. Muu cararin, ee waxa uu u qabsaday qareen u doodaya ” ayuu yiri Madaxwayne Xasan Sheekh

Intaas waxa uu hadalkiisa raaciyay Xasan oo ka jawaabay baxsadka wiilkiis ee Turkey.

”Waxaan kala hadlayaa inuu dib ugu laabto oo uu horyimaado maxkamadda. Laakiin wiilkayga waa nin weyn, “go’aankiisana isaga ayaa iska leh – laakiin taladaas ayaan siinayaa ” ayuu raaciyay hadalkiisa.

”Waxaan sameyn doonaa wax walba oo aan awoodo si aan u xaqiijiyo in wiilkeyga uu ixtiraamo sharciga Turkiga, uuna hor istaago maxkamadaha dalka Turkiga,”yuu yiri madaxweyne Xasan Shiikh.

Warbaahinta ayaa si aad u qoraysay maalmihii la soo dhaafay shil dalka Turky  uu ka gaystay wiil uu dhalay Xasan Sheekh Maxamuud kaas oo dalkaas la sheegay inuu ka baxsaday.

Kol hore Booliska Turkey oo xiriir la sameeyay booliska caalamiga Interpol ayaa dalbaday in laga caawiyo soo qabashada gacan ku dhiigle Maxamed Xasan Sheekh.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.