image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

DENI oo dhamaystiray Guddiga Doorashada & kan Khilaafka

Garoowe (ONKOD) Madaxwayanaha maamul goboleedka Puntland ayaa lagu soo waramayaa inuu soo gaba gabeeyay la tashiyada ku saabsan guddiga qabanaya doorashada maamulkaas.

Madaxwaynaha ayaa sidoo kale waxaa lagu soo waramayaa inuu dhamaystiray Guddiga xalinta khilaafkaadka doorashada oo isha si aad ah loogu hayo.

Guddiga ayaa sida la sheegayo badan xubno ka tirsanaa hay’adaha kala duwan ee dowladda iyo xubno laga keenay guddigii doorashada ee PEC.

Xubnaha diyaarsan oo liiskooda la shaacin doono ayay qaarkood si weyn siyaasadda isugu hayaan siyaasiyiinta Mucaaridka ah ee Puntland.

Sida xogaha ay sheegayaan xubnaha mucaaradka ah ayaa isha ku haya xubnaha uu soo magacaabi doono Madaxwayne Saciid Deni oo maalmo ka hor sheegay inuu ka tanasuulay doorashadii Qof iyo Cod.

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa dhawwaan aqbalay in doorashada Puntland ku dhacdo nidaamkii hore uu diidanaa, waxuusa Deni diidan yahay in xildhibaannada hadda joogo wax doortaan, isaga oo dalbaday in xildhibaanno cusub lasoo xulo.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.