image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

SJS oo Muqdisho ku qabtay dood cilmiyeed ku saabsan xaaladda xuquuqul insaanka ee Soomaaliya

Muqdisho(ONKOD) Maanta waa Maalinta Xuquuqul Insaanka oo sannad walba caalamka laga xuso 10ka bisha Disembar.
Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa manta lagu qabtay dood cilmiyeed ay ka qeyb galeen dad kala duwan.
Waa maalinta la maamuso Baaqa Caalamiga ah ee Xuquuqda Aadanaha (Universal Declaration of Human Rights) oo ay meelmariyeen xubnaha Qaramada Midoobay, 10kii Disembar 1948kii.

Qodobka 19-aad ee Baaqa Caalamiga ee Xuquuqda Aadanaha ayaa qeexaya in “qof kastaa xaq u leeyahay xorriyadda ra’yigiisa iyo afkaartiisa”.

Xuquuqdan waxaa ka mid ah xorriyadda ra’yi dhiibashada iyada oo aan la faragelin iyo in qofku raadsado, helo oo uu gudbiyo macluumaadka iyo fikradaha, kuna gudbiyo nooc kasta oo warbaahin ah iyo iyada oo aan loo eegin xuduud.Munaasabadda xuska maalinta #Xuquuqda Aadanaha darteed, Somali Journalists Syndicate – SJS ayaa martigelineysay dood-cilmiyeed looga hadlay arrimaha xuquuqul insaanka ee Soomaaliya.

Falanqeeyayaasha waxay ka koobanayeen wakiillo ka socday warbaahinta, kooxaha xuquuqda haweenka, u dhaqdhaqaaqayaasha bulshada laga tirada badan yahay, iyo hoggaamiyayaasha dadka naafada ah.

Waxaanu mahad-naq balaadhan u soo jeedinaynaa National Endowment for Democracy taageeradeeda muhiimka ah ee hawlgallada Somali Journalists Syndicate – SJS ayaa lagu yiri qoraalka ka soo baxay sjs.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.