image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

BUUQ : Cabdi Xaashi oo loo diiday Guddoominta kulanka wadajirka labada Aqal

Muqdisho (OKOD ) Maanta oo Sabti ah waxaa buuq iyo sawaxan uu hareeryay fadhi Barlamaanka ay ku lahayeen xarunta Golaha shacabka kaas oo ahaa mid wadajir ah.

Guddoomiyaha  Golaha shacabka oo ku maqnaa safar dibad ah ayaa waxa Hall-ka soo galay Guddoomiayaha aqalka sare si uu u shir guddoomiye kulanka wadajir ah ee labada aqal.

Xildhibaanada Golaha shacabka qaarkood oo u arkayay awood ahaan inuusan shir guddoomin karin fadhiga wadajir ah ee Barlamaanka Cabdi Xaashi ayaa ku buuq Guddoomiyaha .

Waxaa la arkayay xildhibaano  sawaxan ku soo dhaweeyay , Guddoomiye Cabdi  Xaashi iyo kuwo kale oo buuq ku furay isla markaana diidan in Shirka uu  Guddoomiye Cabdi Xaashi , maadama uu maqan yahay Aadan Madoobe.

Xildhibaanda  Golaha shacabka ayaa sheegay in Guddoomiye ku xigeenka Sacdiyo ay xaq u leedahay in ay shir guddoomiso  fadhiga wadajir ah ee Wasiirka maaliyada hor imaanayo halka kuwa kalena ay diideen arintaas.

Fadhiga wadajirka ah ayaa qorshuhu ahaa in lagu  ansixiyaan miisaaniyadda.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.