image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Kenya Airways ‘’Duulimaadka Muqdisho & Nairobi waa $1050 ’’

Nairobi (ONKOD ) Kenya Airways ayaa dib u bilaabeysa duullimaadkeeda Nairobi Muqdisho oo hakadku yimid iyadoo qiimaha uu noqon doono 1050 USD sida warbaahinta kenya ay daabaceen.

Ticket kan ayaa noqonaya kii ugu qaalisanaa taarikhda ee loogu safro  Mogadishu –Nairobi taas oo  noqon doonta  caqabad  kale  oo  soo wajahaysa dadka Soomaaliyeed ee u safraya Kenya.

Dad badan  oo ka falceliyay talaabadan ayaa sheegay in ay tahay  mid  ka baxsaday in ka badan wixii ku tala galka ahaa waxayna sheegeen in Kenya ay ka laabto go’aankan.

Shirkan ayaa in mudda ah hakad galisay duulimeedkeeda , waxaase ka sii horeyay inuu aad u xumaa shanti sanno ee la soo dhaafay xiriirka Kenya iyo Soomaaliya waxaan uu dib u soo laabtay markii xukunka uu la wareegay Xasan Sheekh Maxamuud.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.