image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Israa’iil oo sii daysay maxaabiis Falastiin , Caruur & haween ayaa u badan

GAZA  (ONKOD) Hay’adda ICRC ayaa  ku howlan sidii  Israa’iil iyo Falastiin ay isku dhaafsan lahaayeen maxabiista ay kala haystaan , ka dib heshiis xabad joojin ah oo labada dhinac ay wada- gaareen.

Heshiiskan oo muddo lagu daray ayaa suurtagal ka dhigay in labada dhinac ay is dhaafsadaan maxaabiis badan waxaana jira in Xamaas ay sii daysay ku dhawaan 10 Maxabiis oo ay ku jiraan laba u dhashay Thailand.

Israel ayaa dhankeeda siideysay 30 caruur iyo haween reer Falastiin ah oo ay xabsiyada ku heysay muddo dheer.

Maxaabiistan labada dhinac ay isdhaafsadeen ayaa qeyb ka ahayd heshiiska kordhinta xabad-joojinta oo lagu daray 2 maalmood.

Waxaa jira tirooyin maxaabiis ah oo dhinacyadu is waydaarsadeen saacadihii la soo dhaafay,iyadoo rajo laga muujinayo in heshiiska xabad joojinta ah uu noqdo mid sii jira si dadka gargaarka u baahan ee Marinka Qasa gargaar loo gaarsiiyo.

Wararka ayaa sheegaya in laga yaabo in kooxaha falastiiniyiinta qaarkood ay rasaas ku fureen ciidamada Israa’iil – iyaga oo aan ka war qabin in xabbad joojinta la kordhiyay.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.