image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

MUQDISHO : Sarkaal Dowladda ka tirsan oo gurigiisa weerar lagu qaaday

Muqdisho (ONKOD) Sarkaal la sheegay inuu ka tirsan yahay Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa la weeraray guri uu ka deganaa degmada Hodan ee magaalada Muqdisho.

Goobjoogayaal ayaa sheegaya in weerarkan loo adeegsaday qaraxyo waxaana jira khasaare kala duwan oo soo gaaray ilaalada guriga sarkaalkan.

Weerarka ka dib waxaa goobta soo gaaray ciidamo ka tirsan Dowladda kuwaas oo baaritaan ku sameeyay halka weerarka uu ka dhacay ee guriga sarkaalka.

Laamaha amniga ma aysan bixin faahfaahin ku saabsan weerarkan ka dhacay degmada Hodan ee magaalada Muqdisho.

Sidoo kale waxaa weeraro kale ay ka dhaceen duleedka magaalada Muqdisho gaar ahaan Tabeelaha Sheekh Ibraahim halkaas oo laga maqlayay jugta qaraxyo

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.