image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

DENI oo ogolaaday wada- hadal uu la galo xubnaha mucaaradka

Garoowe (ONKOD ) Isimada iyo wax-garadka dhawaan ka yimid Laascaanood ee soo gaaray magaalada Garoowe ayaa wada dedaallo ay ku dhexdhexaadinayaan xubnaha mucaaradka iyo dowladda Puntland oo in muddo ah khilaaf ka dhaxeeyay.

Isimadaas ayaa  kulan la yeeshay madaxweynaha Puntland, Siciid Cabduillaahi Deni halka lagu wado in ay la kulmaan siyaasiinta mucaaradka maamulkaas.

Madaxweynaha isimada ayaa sida wararku sheegayaan ka wada-hadlay xal u raadinta khilaafka siyaasadeed ee ka taagan nooca loo qabanayo doorashada madaxtinimada Puntland.

Wararka ayaa intaas ku daraya in madaxweyne Deni uu isimada SSC ka aqbalay dhex-dhexaadinta ay wadaan, islamarkaana u sheegay in uu diyaar u yahay wada-hadal, si loo xalliyo xiisadda taagan ee ka dhalatay muranka doorashada.

Mucaaradka Puntland waxay u dirirayaan inay laba arrimood hor istaagan. Mid waa muddo kororsiga, midna waa nuuca doorasho ee Saciid Deni usii xaqiijinaya guusha.

murashaxiinta xilka doonka ah  ayaa weli ku adkeysanaya inaan dib loo dhigin xiliga doorashada 9ka Janaayo 2024 , taas oo ay sheegeen haddii  ay dhacdo in ay keeni karto  gacan ka hadal.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.