image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Somaliland & SSC – Khaatumo oo markale dagaal ku dhaxmaray Laascanood

Laascanood (ONKOD) Ciidanka SSC – Khaatumo iyo kuwa Somaliland ayaa markale lagu soo waramayaa in dagaal  ragool celis ah uu ku dhaxmaray duleedka magaalada Laascanood ee gobolka Sool

Sida wararku ay sheegayaan  dagaalkan ayaa daba socda dagaal goor sii horeysay oo shalay ah  deegaanka Buq-dharkayn ee galbeedka gobolka Sool ku dhaxmaray labada dhinac.

Dhawaqa rasaas xooggan ayaa laga maqlayaa jiidda waxaana wararku sheegayaan in ciidamada Somaliland ay weerar ku soo qaadeen degaanka Buq-dharkayn oo ay ku sugnayeen ciidanka SSC- Khaatumo

Ciidamada SSC oo gacanta ku haya Amniga Buq-dharkayn iyo nawaaxigeeda ayaa jawaab ka bixiyay weerarka sidaas waxaa sheegay saraakiisha Khaatumo oo u waramay warbaahinta.

Dagaalkan ay Somaliland soo qaaday ayaa u muuqday mid lagu carqaladeenayo dadaalada nabada ee halkaasi ka socday.

Maamulka SSC ayaa ku eedeeyey dagaalkan Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.