image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Maxay ahayd canaanta MD Xasan u jeediyay Golaha Wasiirada ?

Muqdisho (ONKOD) Madaxwyanaha Dowladda Soomaaliya ayaa goor sii horeysay oo shalay ah ka qayb galay kulan deg deg ah oo ay lahaayeen xubnaha Golaha wasiirada Soomaaliya.

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in loo baahan yahay isla xisaabtan dhab ah oo Golaha wasiirada ah , taas oo  Golaha qaarkood ay ku warameen in ay tahay culays imaaraadka carabta uu ku hayo Madaxwaynaha Soomaaliya.

“Ma rabin inaan idin kala daadiyo, laakiin haddii NALAGU QASBO, waan idinka kala daadinayaa,”

Madaxwayanaha ayaa sidoo kale waxa Golaha wasiirada uu kala dooran siiyay labo qof wasiiradii uu kulanka la qaatay inay meel mariyaan qorshihiisa siyaasadeed ee wax ka bedelka Dastuurka iyo inay banneeyaan kuraasta ay ku fadhiyaan.

Waa laba arin oo aan daaha laga qaaday oo Madaxwaynaha Soomaaliya uu  ku canaantay xubnaha Golaha wasiiirada ee kulanka uu la qaatay sida ay ku warameen xubnaha wasiirada oo la hadlay KAABTV.com

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa si weyn uga shaqeynaya muddooyinkan sidii uu u meel marin lahaa heshiisyadii Golaha Wadatashiga Qaran oo dhammaantood u baahan in wax ka bedel lagu sameeyo Dastuurka.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.