image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

WARBIXIN : Muqdisho oo roob uu kala gooyay –xaaladda caasimadda

Muqdisho (ONKOD) 24 kii saac ee la soo dhaafay waxa magaalada Muqdisho ka da’ay roob xooggan oo saamayn ku yeeshay is socodka dadka iyo gadiidka magaalada.

Waxaa aad cariiri u ah adeegsiga dadwaynaha iyo gadiidka ee magaalada Muqdisho taas oo ka dhalatay wadooyin muhiim ah oo caasimada ah oo roobka uu kala jaray.

Waddooyinka qaar ayaa gabi ahaanba go’ay halka kuwo kale uu soo gaaray burbur baxaad leh taas oo keentay in dadka si caadi ah u adeegsan waayeen waddooyin muhiim ah .

Gadiidka ayaa aad   culus ugu noqday meelo ka mid ah caasiamad inuu adeegsado waxaana qaarkood ay isticmaalayeen waddooyin dhaxmara xaafadaha qaar ee caasimadda.

Bajaajta ayaa ah kuwa  ugu badan ee ay soo wajahday caqabada xaga isu socodka ah waxaana ay ku xanibeen intooda badan waddooyinka qaar gaar ahaan goobo la dayactiray dhawaan.

Xaafadaha qaar waxaa dhax fadhiya oo harqiyay biyo aad u xoogan halka kuwo kale dadka ay qarka u saran yihiin in ay isaga barakacaan oo ay raadsadaan goobo kale.

Gobolka Banaadir waxaa dhawaan laga xarig jaray dhawr waddo  kuwaas oo qarakooda ku burburay roobka ka da’ay caasimadda oo sababay in gadiidka ay adeegsan waayaan.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.