image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Qaramada – Midoobay ‘’GAZA waa qubaaraha caruurta Falastiin’’ -Argagax

Gaza (ONKOD ) magaalada Gaza ee dhulka Falastiin waxaa wali ka soconaya duqeymaha ay gaysanayaan  ciidanka Yahuuda kuwaas oo kumanaan shacab ah ku laalay halkaas.

Israel ayaa laba jibaartay duqeynta cirka ay ku wado waqooyiga Gaza & xeryaha Qaxootiga oo ay sadex kamid ah shalay duqeysay.

Tiradda dhimashada shacabka Gaza ayaa mareysa in ka badan 9.770 qof oo ay ku jiraan 4.800 caruur ah.

Muddo bil ah ayaa maanta ka soo wareegatay markii ururka Xamaas ay weerar ku qaadeen Israel, 7-dii bishii Oktoobar ee sanadkan.

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guteres, ayaa ka digay in Qasa ay noqotay ‘qabuuraha carruurta’, iyadoo Israel ay weli waddo duqeymaha ay ka geysaneyso Qasa.

Goor sii horreysay ayaa danjiraha faransiiska ee Qaramada Midoobay, wuxuu ku baaqay heshiis bani’aadminimo oo ka dhaca Qasa.

Baaqyada Caalamiga ah ee ku aaddan xabbad-joojin laga hirgeliyo Gaza ayaan weli loo dhega nuglaan, taasoo ka horjoogsatay dadka reer Gaza wax kasta oo magaalada gali jiray marka laga reebo tira yar oo gargaar bani’aadnimo ah.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.