image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Daadad xoog badan oo ku dhuftay Gaalkacyo & khasaaraha jira

Gaalkacyo (ONKOD) Roobab mahiiggaan ah oo saacadihii u danbeeyay ka da’ay gobolka Mudug ayaa daadad ku soo rogay magaalada Gaalkacyo.

Daadad xooggan ayaa sida wararku sheegayaan buuxiyay qaar kamid ah xaafadaha Gaalkacyo islamarkaana gudaha u galay gurya badan la degganaa.

Qoysaska qaarkood ayaa ka bara-kacay guryahooda kadib markii biya ka buuxsameen halka qaar kalena weli ku go’doonsan yihiin.

Wararka ayaa sheegaya in ay jiraan dad u badan waayeel iyo danyar aan awoodin in ay guryaha ka baxaan oo gurmad u baahan.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.