image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Somaliland & SSC Khaatumo oo qarka u saaran in fooda ay is- daraan

Laascanood (ONKOD) Wararka  aan ka –helayno  deegaano ka  mid ah Somaliland & Khaatumo ayaa sheegaya in suurtagal ay tahay in ciidanka labada dhinac qarka ay u saaran  yihiin in iska  hor imaad uu dhaxmaro.

Dad  ku sugan deegaanadaas ayaa sheegaya in ay jiraan dhaqdhaaq  ciidan oo ay samaynayaan labada dhinac waxaana ka horeeyay hanjabaadyo hawada ay isku marinayaan labada maamul.

Maamulka Somaliland ayaa muddooyinkii danbe diyaarinayay abaabul ciidan iyo qorista maleeshiyaad cusub waxaana saraakiishoodu sheegeen in ay dagaal rogaal celin ah ku qaadayaan dhulka SSC.

Ciidamada Somaliland ayaa si ba’an loogu jebiyay dagaalkii u danbeeyay ee labada dhinac dhexmaray 25 Agoosto ee sannadkan kaas oo gebi ahaanba lagaga saaray dhulka SSC-khaatumo.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.