image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Sheekh Shariif ‘’Yaan la ‘’is dilin’’ ee colaada hala joojiyo ‘’

Cadale (ONKOD)-Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya ee Dowladdii  KMG ee ahayd shariif  Sheekh Axmed ayaa soo saaray bayaan uu kaga hadlayo xaalada colaada ah ee ka taagan deegaano ka mid ah gobolka Shabeellaha Dhexe.

Shariif waxa uu ku sheegay qoraalkiisa in waqtigan la joogo aysan haboonayn in walaaha uu dagaal ku dhaxmaro deegaano ka mid ah Soomaaliya taasna ay tahay nasiib darro.

Qoraal uu arrintan ka soo saaray Shiikh Shariif ayaa ku bilowday sidatan hoose.

Allah ha u naxariisto inti ku geeriyootay colaadda ka soo cusboonaatay deegaanno hoos taga gobolka Sh/dhexe.

Waa wax aad looga xumaado in ay soo laabato colaadda u dhaxeysa dadka walaalaha, si adag ayaan u cambaaraynaynaa, waxaana ku baaqaynaa in deg deg loo joojiyo is dilka dadka ehelka ah.

Waxaa nasiib darro wayn ah in maalin walba la dilo dad aan waxba galabsan lana daadiyo dhiigga qof muslim ah iyadoo dadaal lugu bixinaayay nabadda iyo dib u heshiisiinta loo fadhiyo muddada dheer si loo soo afjaro xaaladaha colaadeed.

Waxaan ku baaqaynaa in sharciga la hor geeyo dambiilayaasha iyadoo la tix gelinaayo baaqii Cadale ee 25-kii November 2022, waxaan sii laba jibbaari doonnaa dadaalladii aan horey u wadnay ee ahaa sidii xal waara looga gaari lahaa dagaal beeleedyada ku soo laa laabtay deegaanka, kamana daali doonno nabadaynta iyo heshiisiinta beelaha walaalaha ah

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.