image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Dhallinyarada CeelashaBiyaha oo raaf lagu bilaabay

Ceelasha  Biyaha (ONKOD) Wararka caawa laga helayo duleedka magaalada Muqdisho gaar ahaan Ceelasha biyaha ayaa sheegaya in halkaas laga raafayo dhallinyarada deegaanka.

Arintan ayaa salka – ku haysa ka dib markii ciidanka Dowladda Soomaaliya qarax miino lagula eegtay barkantarool oo ku taalla deegaanka Ceelasha Biyaha halkaas oo ay ku baa’been ciidankii ugu badnaa.

Dhallinyarada aad u badan ayaa lagu soo waramayaa in lagu qabtay howlgalada ay fuliyeen ciidanka Dowladda kuwaa soo isku faafiyay xaafadaha deegaanka Ceelasha Biyaha.

Inta howlgalada ay socdeen ciidanka ayaa dhaawacay , mid ka mid ah dhallinyarada deegaanka  kaas oo la sheegay inuu diiday amar ay siiyeen ciidanka oo ah inuu ku  galangasho  biyo dhiiqa  ah oo wadada bartankeedaah.

Ciidankan oo ka careysan qarax maanta lala eegtay ayaa hadda ku amraya dhalinyarada Ceelasha Biyaha gaar ahaan halka loo yaqaano “Shareeco”  inay ku dhexr rafadaan dhiiqo nafta aan loo quureynin. Saraakiisha Dowladda  Soomaaliya ma aysan faahfaahin howlgalada caawa ka socda Ceelasha Biyaha oo ah kuwa aad

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.