image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Putin oo cambaareeyay Gantaalo uu markale Mareykanka siiyay dalka Ukraine

Moscow (ONKOD) Dowladda Mareykanka ayaa ugu deeqday dalka Ukraine gantaalo iyo hub kale oo casri ah, si ay isaga difaacaan ciidamada Ruushka ee dagaalka adag kala horjeedaan kuna sugan qeybo kamid ah Ukraine.

Sidoo kale, hubka dowladda Mareykanka ugu deeqday dalka Ukrine waxaa kamid ah gantaallada casriga ah ee ATACMS, kaa oo cabsi badan ku abuuray ciidamada Ruushka iyo dowladda dalkaasi.

Dhanka kale, madaxweynaha dalka Ruushka Vladamir Putin ayaa si kulul u cambaareeyay gantaalada ATACMS ee Mareykanka siiyay Ukraine, waxa uuna sheegay in Mareykanka mar kale sameeyeen khalad kale oo weyn.

Vladamir Putin ayaa sheegay in gantaaladan Mareykanka siiyay cadawgooda uusan waxba ka badali karin, waxa uuna uga digay dowladda Mareykanka in ay sii hubeeyaan dowladda Ukraine .

Ciidamada Ukraine ayaa helay hub casri ah ay kula dagaallamana ciidamada Ruushka ee duullaanka kusoo qaaday dalkooda, waxa ayna gantaalada la siiyay ku duqeeyaan xeryaha ciidamada Ruushka.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.