image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Qof isa – soo miidaamiyay oo isku qarxiyay meel u dhaw Villa Somalia

Muqdisho (ONKOD )  Goob aad loo ilaaliyo oo ku dhaw xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho ayaa waxa uu qarxiyay qof isa- soo miidaamiyay.

Waxa  uu ka dhacay maxaaqi  lagu magacaabo Blue Sky oo ku taala meel laga galo  Xarunta Villa Somalia waxaana maqaaxida fadhiista ciidanka dowlada , shaqaalaha Dowladda iyo dad kale.

Dowladda ayaa aad u ilaalisa halka uu qaraxan  caawa ka dhacay waxaana ku sugan  ciidanka ilaalada gaarka ah ee Madaxtooyada Soomaaliya.

Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay dad dhintay iyo kuwa dhaawac ah ayaa laga saaray maxaaqidan oo  ku  taala degmada Boondheere ee magaalada Muqdisho

Sanadkii 2020- ka ayaa sidan oo kale waxa ka dhacay qarax ismiidaamin ah oo sidan oo kale ah kaas oo gaystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.