image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Muuse Biixi oo hanjabaad adag u jeediyay SSC & Puntland

Hargaysa (ONKOD) Madaxwaynaha Somaliland Muuse  Biixi Cabdi ayaa sheegay in  ay wadaan duyaargarow la  xiriira sidii markale  ciidanka maamulkaas ula wareegi lahaayeen  gobolada Sool iyo Sanaag.

Madaxwaynaha Somalilad Muuse Biixi ayaa hanjabaad  u diray SSC-KHAATUMO iyo sidoo kale maamul ka Puntland, isaga oo ku tilmaamay inay yihiin cadowga Somaliland ku soo duulay.

Lama aqbali karo in taako kamid ah Somaliland lagu soo xadgudbo, isla-markaana ay tallaabo adag ayaa  ka qaadi doona  cid kasta oo soo tallaabta ‘’ ayuu  yiri Muuse Biixi.

Cadowga koowaad ee Somaliland, ayuu sheegay in ay Puntland tahay, isagoo cadeeyey in ay is huran yihiin, oo ay dagaalami doonaan lana arki doono kii guuleysta

“Abaalka waa in laga waraabiyaa lana ogolaanin in ay taako soo gudbaan, waan is huranahay haddii ay dhul naga qaadi karaan iyo in kale” ayuu yiri Muuse Biixi Cabdo

Xuduudaha Somaliland ayuu sheegay in ay lamid yihiin kuwii uu ka tagey Gumeystihii Afrika, isagoo sheegay in xaduuda Somaliland ay aqoonsan yihiin QM, Midowga Afrika & IGAD.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.