image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Roobow oo walalkiisa umagacaabay Xoghayaha guddiga arrimaha Xajka

Muqdisho (ONKOD)  Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa magacaabay guddigga qabanaya tartanka adeegga Xajka ee sannadka soo socda 1445/2024.

Sidoo kale, Wareegto uu soo saaray Sheekh Abuu Mansuur ayuu ku magacaabay sagaal xubnood oo noqonaya guddiga tartanka adeegga xajka, waxaana xubnahan ku jira kuwa horey uga tirsanaa guddigii hore ee lakala diray.

Dhanka kale, Xubnaha cusub uu magacaabay wasiir Roobow waxaa ku jira nin la dhashay asaga, kaa oo lagu magacaabo Ibraahin Roobow Cali, ninkan oo laga dhigay xoghayaha guddiga ayaa sidoo kale horey uga tirsanaa guddigii hore ee adeega xajka.

Guddigan uu wasiir Abuu Mansuur magacaabay ayaa ka shaqeyn doona tartan lagu kala saarayo shirkadaha , wakaaladaha iyo xamlooyinka tartamaya, waxa ayna soo saari doonana shirkadaha ku guuleesta u adeegida xujeyda sannadka dambe.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.