image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Israa’iil iyo Falastiin

Gaza (Raxanreeb)  Diyaaradaha dagaalka ee Israa’iil ayaa duqeymo aan loo meel dayin wali kafulinaya marinka Gaza iyo meelo kale oo katirsan dhulka Falastiin, iyadoo duqeymaha intooda badan loo adeegsaday guryaha dadka Shacabka e daganyihiin.

Sidoo kale, Israa’iil ayaa wali wada duqeymo aargoosi waxeyna hub aad u culus u garaacayaan marinka Gaza halkaas oo ay dad badan oo shacab ah kudhinteen.

Dhanka kale, Wasaaradda Caafimaadka ee Falastiin ayaa kudhawaaqday in tirada dhimashada iyo dhaawacyada ee kadhalanaaya duqeymaha aan loo meel dayin ee Israa’iil kawado dhulka Falastiin.

Wasaaradda Caafimaadka ayaa waxa ay tirada dhimashada Falastiin kusheegtay 950 halka dhaawacyadana ey intaas kabadan yihiin laguna daweynaayo goobaha caafimaadka.

Dagaalka u dhaxeeya Xamaas iyo Israel oo bilowday Sabtidii ayaa galaaftay nolosha dad ka badan labo kun oo qof, waxaana Israel weerarka looga dilay dad ka badan 1,200 qof, halka dhinaca Falastiin ay kun qof ku dhaw yihiin.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.