image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Turkiga oo deeq taageero ah gaarsiin doono gobolka Sool

Muqdisho (ONKOD) Hoggaamiyaha maamulka SSC-Khaatumo Cabdulqaadir Firdhiye oo maalmihii lasoo dhaafay kusugnaa magaalada Muqdisho ayaa booqasho kutagay Safaarada Turkiga kuleeyahay magaalada Muqdisho.

Sidoo kale, Firdhiye iyo golahiisa fulinta ayaa wadajir ah laqaatay safiiirka safaarada Turkiga Amb. Ibrahim M. Yagli iyo qaar kamid ah howl wadeenada Safaarada.

Dhanka kale, boqashadan ayaa qeyb ka ah kulamo uu hoggaamiyaha SSC-Khaatumo laqaadanaayay dowladda Somalia iyo beesha Caalamka.

Safiirka dowladda Turkiga  Amb. Ibrahim M. Yagli ayaa hoggaamiyaha SSC-Khaatumo Cabulqaadir Firdhiye ubalan qaaday in dowladda Turkiga ey mashaariic horumarineed kafulindoonto gobolka Sool sida lagu sheegay Warsaxaafadeed kasoo SSC-Khaatumo.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.