image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

DENI oo magacaabay Wasiirka amniga Puntland

Garoowe (ONKOD) Madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland  Saciid Abdullaahi  Deni ayaa maanta oo Arbaca magacaabay Wasiirka amniga maamulkaas  kaa soo noqday Ibraahim Cartan Ismaaciil (Xaaji Bikiin)

Wareegto ka soo baxday  xafiiska Madaxwayne Deni ayaa lagu sheegay in  Xaaji Bakiin wixii maanta ka danbeeyo uu laylin doono wasaaradda amniga maamulkaas.

Madaxweynaha ayaa sheegay inuu la tashaday ku xigeenkiisa, sidoo kalena uu aqoontiisa, kartidiisa iyo waayo aragnimadiisa uu ku xusay wasiirka cusub ee amniga Puntland.

“Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 43 ee 11-ka October, 2023, kuna saabsan magacaabid Wasiirka Amniga iyo DDRTA Dowladda Puntland” ayaa lagu yiri wareegtada ay shaacisay madaxtooyadu.

Magacaabista wasiirka cusub amniga Puntland ayaa kusoo aaday xilli xasaasi ah, isla-markaana ay xiisad xoogan oo ka dhalatay muranka doorashada ay ka taagan tahay maamulkaasi

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.