image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Kenya oo wada qorshe ey ciidamo ay ugu direyso Haiti

Nairobi (ONKOD)  Dowladda Kenya ayaa wada qorshe ey ciidamo booliis oo nabad ilaalin ah u dirto dalka rabshadaha hareeyeen ee Haiti, waxaana Kenya qorshahan ciidamada ku direyso ka taageeraya dalal Mareykanka ku jiro.

Dhanka kale, golaha ammaanka ee qaramada Midoobay ayaa dhawwaan meel mariyay in dowladda Kenya ay hagaamiso hawlgalka caalamiga ah ee ciidamada booliska loogu diro dalka burcada hubeysan dhibaatada ku hayaan ee Haiti.

Dhanka kale, qorshaha Kenya ay ciidamada ugu diri laheyd dalka Haiti ayaa hadda waxaa soo wajahay caqabado dhowr ah, waxaana horey uga soo horjeestay ciidanka la dirayo siyaasiyiinta mucaaradka, waxaana hadda soo faragalisay maxkamadda sare ee dalkaasi.

Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa ku dhawaaqday go’aan ay si ku-meel gaar ah ugu hakisay tallaabadii ay xukuumadda William Ruto ay ku doonaysay inay ciidamo boolis ah ugu dirto dalka Haiti.

Maxkamadda ayaa ku go’aanka ay soo saartay ku tilmaantay in qorshaha xukuumadda uu yahay mid dastuurka dalka baal marsan, waxa ayna hakisay maxkamadda qorshihii ciidankaasi lagu diri lahaa.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.