image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Firdhiye oo kulan laqaatay Xasan Sheekh iyo Wararkii ugu dambeeyay

Muqdisho (ONKOD) Xasan Sheekh Maxamuud oo labo bil kadib magaalada Muqdisho kusoo laabtay ayaa waxa uu kulan laqaatay hoggaamiyaha cusub ee maamulka SSC-Khaatumo Cabdulqaadir Firdhiye.

Sidoo kale, Xasan Sheekh oo dagaalka Al-Shabaab kala soo kulmay niyad aad uweyn ayaa hoggaanka SSC-Khaatumo kala hadlay arrimo badan oo ay kamid yihiin xaalada deegaanada maamulka SSC-Khaatumo.

Dhanka kale, hoggaanka SSC-Khaatumo iyo Xasan Sheekh ayaa soo hadal soo qaaday sidii wax looga qaban lahaa xaalada bani’aadanimo ee kajirta gobolka Sool iyadoo ey xaaladahaasi sababeen dagaaladii qaraaraa ee kadhacay gobolka Sool.

Firdhiye ayaa Xasan Sheekh kala hadlay in gar-gaar bani’aadanimo lagarsiiyo gobolka Sool eyna helaan wixii ey xaqa uleeyihiin.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.