image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

DFS oo Abu Dhabi ka doonaysa inay ka caawiso sii joogitaanka ATMIS ee dalka

Abu Dhabi (ONKOD ) Madaxwaynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa  ku jooga imaaraadka carabta ka horna waxa uu sii maray dalka Jabuuti oo uu kula kulmay Madaxwaynaha dalkaas.

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa  kala – hadlay madaxda Jabuuti iyo Imaaraadka carabta sidii gacan loogu siin lahaa dagaalka ka dhanka ah kooxda Al- Shabaab ee ka socda deegaanada Galmudug.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa kala hadley Dowladda Jabuuti in ciidamada Jabuuti ka jooga Soomaaliya ee AMIS ee ku sugan gobolada dhexe aysan la bixin.

Ujeedada ugu way nee safarka Xasan Sheekh Maxamuud ee imaaraadka ayaa lagu sheegay in ay salka ku hayso labo qodob oo kala ah :

  • In Dowladda Imaaraadka carabtu ay ku taageerto qorshaha 90 maalmood dib loogu dhigaayo bixitaanka ciidamada Midowga Afrika, isla markaana ay olole u gasho.
  • In uu ka helo dhaqaale lagu taageero ciidamada Soomaaliya.

Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wada olole dib loogu dhigaayo bixitaanka ciidamada ATMIS ka dib markii ay soo baxeen walaac la xiriira amniga dalka .

Dowladda Imaaraadka ayaa bishan wareejisey madaxtimada Golaha Amaanka oo ay qabteen bishii Juun.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.