image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Guddoomiye ku xigeen ka tirsanaa Sh. Hoose oo qarax miino lagu dilay

Afgooye (ONKOD) Wararka aan ka helayno deegaano ka mid ah gobolka Shabeelaha hoose ayaa sheegaya in halkaas qarax miino lagu dilay Guddoomiye ku xigeenkii deegaanka Mareeray ee Shabeellaha hoose.

Guddoomiye ku xigeenkii Deegaanka Mareerey ee Degmada Afgooye Cali Cumar ayaa la kacday gaarigiisa miino la galiyay wadada dhinaceeda.

Waxaa lagu soo waramayaa in sidoo kale Gudoomiye ku xigeenka uu la dhintay askari ka mid ahaa ilaalidaas

Dad kale oo shacab ah ayaa la sheegayaa in waxyeelo ay ka soo gaartay qaraxa miino uu u ku dhintay maanta Guddoomiye ku xigeenka maamulka deegaanka Mareeray ee Shabeellaha hoose.

Maamulka gobolka Shabeeellaha hoose ee uu ka tirsanaa wali wax faahfaahin ah ma uusan ka saarin weerarkan

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.