image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

ATMIS oo war kasoo saartay dhacdadii kadhacday Albaabka hore ee Xalane

Muqdisho (ONKOD) – War-saxaafadeed kasoo baxay taliska ciidamada nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya ee ATMIS , ayaa lagu faah faahiyay dhacdo maalintii Axada ka dhacday albaabka laga galo xarunta Xalane oo ah taliska ugu weyn ee ATMIS.

Sidoo kale, ATMIS ayaa qoraalka ay soo saareen ku sheegay in nin toorey watay uu damcay in uu xoog ku galo xarunta Xalane uuna diiday in la baaro, waxa ayna sheegeen muran dhax maray ninkaasi iyo askari ilaalo ahaa sababay in ninkaasi toorey si xun ugu dhaawaco askariga.

Dhanka kale, Warka kasoo baxay ATMIS ayaa lagu sheegay in ciidankii ku sugnaa albaabka laga galo xarunta Xalane durba tallaabo ka qaadeen ninkii tooreyda weerarka ku geestay kuna dileen isla goobtaasi.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.