image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Nin dil arxan daro ah ugeystay labo Wiil oo uu Abti u ahaa

Muqdisho (ONKOD) Madaxweynihii hore ee dalka Xildhibaan Shariif Sheekh Axmed ayaa ka warbixiyey howlo dib u heshiisiin ah oo uu muddo ujoogay gobolka Shabeellada dhexe.

Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee golaha Shacabka Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa ka Warbixiyey shirkii Baarlamaanka Afrika ee looga hadlay siyaasadda Cimilada oo dhawaan lagu qabtay dalka Koofur Afrika.

Waxaa maanta xaafada Kooshin ee magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ka dhacay dil dad badan ka argagaxeen, kaddib markii nin hubeysan uu halkaasi dil iyo dhaawac ugu geestay labo wiil uu abti u ahaa.

Sidoo kale, Ninkan hubeysan ayaa la sheegay in uu tagay guri ay degnaayeen wiilasha uu abtiga u ahaa oo kutaalla xero barakac, waxa uuna halkaasi ku dilay mid kamid ah wiilasha ,halka mid kalana uu dhaawac u geestay.

Dhinaca kale, aabaha dhalay wiilasha midna la dilay midna la dhaawacay ayaa warbaahinta u sheegay in saakay soo weeraray nin abti u ahaa wiilashiisa, waxa uuna xusay in ninkaasi wiilashiisa u dilay lax jeclo sida uu tilmaamay.

Waxa uu sheegay abaahan in wiilkiisa la dilay isaga oo ku dhawaaqayay abti ha i dilin, waxa uuna laamaha ammaanka ka codsaday in lasoo qabto ninka dilka geestay lana horgeeyo caddaaladda si uu gacantiisa isna ugu tuugto gacan-ku-dhiiglaha.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.