image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Yaa u hanjabay madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh ?

Muqdisho (ONKOD) Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in la isku dayayo in la dilo dhawr jeerna loo soo diray fariimo hanjabaad ah

Madaxwaynaha waxa uu sheegay  in hanjaabadaha uu kala mid yahay kuwo badan oo   u adeegaya umadda Soomaaliyeed oo si maalin ah loogu soo diro war ku saabsan in la dilayo.

” Inta la idin sheego ayaa la ii sheegaa , baabuur Qaraxa jidka kugu jiro waa lagu sumaynaa , ha isku bixin , fariintii xalay la ii soo diray hadaad aragto waa yaabaysaa , Shabaab inuusan i dili karin ayaa aaminsanahay ‘’ ayuu yir  Xasan Sheekh Maxamuud.

Madaxwaynaha ayaa sheegay in fariimaha  noocaan oo kale ay muujinayaan sida loo doonayo in la hanjabiyo kuwo doonayo inay u adeegaan dadka Soomaaliyeed ,laakiin loo baahan yahay inaan dhag jalaq loo siin.

Hadalkan waxa uu madaxwaynaha ka sheegay mar uu booqasho ku tagay xero ciidan oo ku taalla duleedka degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan.

Waxa uu muuqdaa hadalkan ka soo yeeray Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya uu ka warhayo wararka ku saabsan in ay ku gadaamin yihiin shaqsiyaad aan daacad ka ahayn howlgalka ka dhanka ah kooxda Al – Shabaab.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.