image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Ma – la joogaa waqtigii la cayrin lahaa Wasiirka Gaashaandhigga.

Muqdisho (ONKOD) Shaki badan ayaa hareeyay , shaqada wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda Federaalka ah Soomaaliya  Cabduqaadir Maxamed Jaamac.

Tan iyo  markii uu dhacay weerarkii Cawswayne oo ciidamo fara badan ay ku dhinteen waxaa hakad ku  yimid howlgalada iyo dhaqaaqa ciidanka Dowladda ee deegaanada kale.

Eedaha ugu badan waxaa xilligan wajahaya wasiirka gaashaandhigga oo shaki badan abuurtay sida uu u maareeyay howlgalada ka socda Galmudug si gaar ah kii ugu khasaaraha badanaa ee Cawswayne.

Waxaa  jira warar soo baxaya oo sheegaya in suurtagal ay – tahay in xilka laga qaado wasiirka gaashaandhiga maadama uu ay hareeyeen shaki badan oo ku saabsan inuu hoggaamin ciidanka.

Baraha bulshada  waxaa  qabsaday wararka ku saabsan sida uu ugu fashilmay wasiirka howlgalada socda waxaana loogu baaqay Madaxwaynaha in il gaar ah uu ku hayo shaqsiyaadka ku dhaw .

Waare ayaa qoraal uu soo dhigay Twitterka ku sheegay in uusan madaxweynuhu la safrin wasiirkiisa gaashaandhiga Cabdiqaadir Maxamed Nuur, iyo in uusan horey ugu soo wadin deegaanka Maxaas.

Wasiirka Gaashaandhigga  dhankiisa wax  war ah ma   uusan  ka  soo saarin  wararka ku saabsan dhaliilaha ku saabsan sida uuu mareeyay howlgalkii ka  dhacay  deegaanka Cawswayne ee gobolka Galgaduud.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.