image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

MUQDISHO : Gaari sida qudaar oo ku qarxay bar ciidanka DF ay ku leeyihiin Dayniile

Muqdisho (ONKOD ) Wararka aan ka helayno degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaas  goordhaw uu ka dhacay qarax kaas oo jugtiisa laga maqlay degmooyin ka mid ah caasimadda.

Gaariga ayaa la sheegayaa in ay saarnayeen , khudaar , waxaana hakiyay askar ka tirsan Dowladda kuwaas oo bar kantarool  ku leh degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho.

Sida aan wararka ku helnay qaraxa ayaa ahaa mid laga soo buuxiyay gaari, waxaana wararka hordhaca ah aan heleyno sheegayaan in uu ku qarxay goob ay ciidamada ammaanka ku celiyeen gaariga.

Lama oga ilaa hadda khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee ka dhashay qaraxan goordhaw dhacay, waxaana goobta qaraxa ka dhacay gaaray oo baaritaanno kawaa ciidamo katirsan booliiska iyo nabad sugida.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.