image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Maxaa hadal – hayn ka dhigay dagaalkii ka dhacay Cawswayne ?

Dhuusmareeb (ONKOD )  Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa markale ka hadlay dagaalkii dhawaan ka dhacay deegaanka Cawswayne ee gobolka Galgaduud , halkaas oo ay ku dhinteen ciidamo aad  u  fara badan.

Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya waxa uu sheegay in  dagaalka ka dhacay Cawswayne uu yahay kan keliya sida uu sheegay khasaaraha ugu badan uu ka soo gaaray ciidanka Dowlada Soomaaliya.

“Meeshaas Cowswayne meel aan ahayn oo ciidanka Dowladda lagusoo jebiyay ma jirto. Hadda xooggaa waa laga daba tagay, xaqiiqadanii waa soo taabteen dhallinyarada,” ayuu yiri madaxweynuhu.

Madaxwaynaha waxa uu sheegay in xooga ay saari doono sidii loo jabin lahaa kooxda Al- Shabaab oo wali haraa ku ahaa ah deegaano badan oo ka mid ah gobolka Galgaduud.

“Dagaalka waa soconaa ma is taagaayo. Mooraalkeena waa Hight. Boqolkiiba boqol ayaan kalsooni ku qabnaa inaan ka adkaanayno Shabaab. Ileen waa soo tijaabinay,” ayuu yiri  Xasan Sheekh.

Madaxweyne Xasan Sheikh wuxuu sheegay in  ciidamadu ay soo baneeyeen furimaha dagaalka qaladaad farsamo oo dhacay.

Ugu dambayn wuxuu sheegay madaxweynuhu inay jiraan dad yar oo kooban oo ka shaqeynaya fashilinta dagaalka Dowladda kula jirto Shabaab. Wuxuu sheegay dadkaas inay ula mid yihiin Shabaab.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.