image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Saraakiil DFS oo u jooga Asmara soo celinta ciidamo halkaas lagu tababaray

Asmara (ONKOD ) Waxaa  soconaya dadaalo  Dowladda Soomaaliya ay ku doonayso in dalka ay ku soo celiso tiro badan oo ciidankii lagu tababaray dalka Eretria oo qayb kale hore dalka loogu soo celiyay.

Sida ay sheegayaan , wararka la helayo ciidankan ayaa ka haray kuwo hore Dowladda Soomaaliya dalka ay dib ugu soo celisay kuwaas oo   – gaarayay in ka badan shan kun .

Xubno ka mid ah Dowladda Soomaaliya ayaa gaaray dalka Eretria halkaas oo ay u joogaan , sidii loo soo daabuli lahaa ciidanka tababarka ugu socday dalkaas kuwaas oo qayb kala duwan ay isugu jiraan.

Ciidamadan oo illaa shan kun oo askari gaarayay ayaa la fahamsan yahay in saddex kun oo ka mid ah dalka dib loogu soo celiyay bishii December.

Ciidamadan ayaa dhammaadkii sanadkii 2019 iyo bilowgii sanadkii xigay ee 2020 tababar loogu qaaday dalkaasi, waana ciidamadii ugu waqtiga dheeraa ee tababar ugu maqnaada dal shisheey.

Tallaabada xilligan dalka dib loogu soo celinayo ayaa waxay ku soo aadaysaa, xilli qaybo ka mida dalka uu ka socdo dagaal ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.