image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Ujeedka safarka RW Xamse ee Shabeellaha Dhexe & xog dheeraad ah

Aadanyabaal (ONKOD) Ra’iisulwasaare Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa gaaray maanta taliska ciidamada Xoogga ee dagaalka  ee dagaalka sugan degmada Aadan Yabaal ee Shabeellaha Dhexe.

Ujeedka safarka ra’iisul wasaaraha ayaa la xiriira howlagllada ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda halkaasi, isaga oo u tegayo in la xoojiyo abaabulka ka socda HirShabelle.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa inta uu ku jira safarka uu ku jooga Degmada qadiimiga ah ee Aadan Yabaal, ayaa la filayaa in kulamo gaar ah la yeesho qeybaha kala duwan ee bulshada iyo Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Xamse ayaa maalmo ka hor kasoo laabtay magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug, halkaas oo uu uga soo qayb-galay shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka.

Waa safarkii labaad ee uu Ra’iisul Wasaaruhu ku tago degmada Aadan Yabaal, taas oo muujineysa ahmiyadda ay Xukuumaddu siineyso xoreynta iyo sugidda amniga dalka.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.