image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

3,000 oo ka tirsan ATMIS oo dalka ka baxaya sida ugu dhaqsiyaha badan

Muqdisho (ONKOD ) Waxaa soconaya qorshe lagu doonayo in ciidanka ATMIS ay kaga baxaan dalka si amniga ay ula wareegaan ciidanka Dowladda Soomaaliya.

Howlgalka ATMIS ayaa sheegaya in dhamaadka bisha September ay qorshaynayaan in cutubyo badan oo howlgalka ATMIS ah dalka ay baxaan kuwaas oo qayb ka ah daabulida ciidanka ATMIS.

Taliyaha Ciidamada ATMIS Jeneraal Sam Okiding ayaa sheegay 3,000 oo askari oo howlgalka ATMIS ka tirsan ilaa dhamaadka bisha September ee sanadkaan ay dalka ka baxayaan.

Waxa uu sheegay Taliyaha in qorshahan uu socday in mudda ah markaana la  joogo waqtigii la dhaqan galin lahaa heshiiska si amniga Soomaaliya ay ula wareegaan ciidanka xoogga dalka.

Taliyaha Ciidamada aya sheegay in ay ATMIS sii wadi doonto la shaqeynta Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, UNSOS iyo saaxiibada kale

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.