image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Ciidankii ugu badnaa oo isaga baxay deeganadii hore loogu saaray AS

Ceelbuur (ONKOD) Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa isaga baxay deegaanadii  ugu badanayd ee dhawaan ay kala wareegeen kooxda Al-  Shabaab ee gobolka galgaduud halkaas oo dagaalo ay ka dhaceen.

Ciidanka  ayaa la soo sheegayaa in lagu amaray in ay isaga soo baxaan deegaanadii ay kala wareegeen kooxda , taas oo keentay in shaki badan uu – hareeyo sida uu u socdo howlgalada.

Deegaanada ilaa iyo   hadda  la sheegay in ay ka soo baxeen ciidanka Dowladsda Soomaaliya ayaa , ah Ceeldheer, Masagaway, Wabxo, Budbud iyo Galcad.

Ka sokow goobaha dib looga gurtay, ciidamada dawladda ayaa weli ku sugan magaalada Ceelbuur oo ay qabsadeen Jimcihii.

Gaashaanle Ismaaciil Cabdimaalik ayaa sheegay in ciidamada dawladdu ay isku filan yihiin inay is difaacaan, waxaana uu dadka degaanka ugu baaqay inay mas’uuliyad isa saaraan, oo ay sharafkooda iyo magacooda difaacaan, dagaalka socdana aan la siyaasadayn.

Arrintan ayaa imaneysa xilli weerar culus oo Al-Shabaab ay ku qaadeen deegaanka Cowsweyne lagu laayey askar badan, ayada oo saraakiisha amniga ay sheegeen in tani ay ku timid talo-xumada wasiirka difaaca

Raxanreeb/ ONKOD

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.