image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Booliska oo soo saaray go’aan ka hor imaanaya dastuurka & xuquuqda Aadana

Muqdisho (ONKOD) Boliiska Soomaaliya ayaa mamnuucay in bannaaanbax Muqdisho lagu qabto wargelin la’aan  sida lagu sheegay war  ka  soo baxay Booliska Soomaaliyeed.

War qoraal oo caawa kasoo baxay taliska ciidanka booloiiska gobolka Banaadir ayaa lagu mamnuucay in magaalada Muqdisho lagu qabto bannaan-baxyo aan loo marin hab-raac ah sax ah.

‘’Dadweynaha Soomaaliyeed, ee ku dhaqan Caasimada iyo nawaaxigeeda, waxaa lagu wargalinayaa, sababo amaan dartood, in aan la abaabulikarin, la qaban karin banaan-bax ‘’ ayaa lagu yiri war ka soo baxay Taliska Booliska.

Cidii ku kacda ama lagu helo iyada oo abaabulaysa, waxaa laga qaadayaa talaabo sharciga waafaqsan.

Mamnuucida dibad-baxyo in lagu qabto magaalada Muqdisho ayaa imaanaya xilli dhawwaan magaalada Muqdisho dibad-baxyo rabshado watay ka dhigeen dad kasoo horjeeda xarig ciidanka dowladda u geesteen Jeneraal Sheegow..

Talaabadan  ayaa lagu tilmaamay in ay ka hor imaanayso Dastuurka KMG ah ee dalka iyo xuquuda Aadanaha oo labadubu dadka siinaya xuquuq aas aasi ah oo ay ku muujin karaan , dareenkooda iyo tabashada ay ka qabaan Dowladda

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.