image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

DAACISH oo albaabada u laabtay goobaha ganacsiga ee Boosaaso

Boosaaso (ONKOD) Wararka aan ka helayno – magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in kooxda DAACISH ay xanibeen dhaq dhaaqa ganacsiga qaar ka mid ah magaalada Bosaaso.

Sida ay sheegeen dad ku sugan magaalada Bosaaso ayaa sheegaya , in goobo badan oo ganacsi ay xaniban yihiin sabab la xiriirta go’aan ganacsatada ay ku soo rogeen goobaha ganacsiga.

Arintan waxay ka danbaysay markii is faham waa uu soo kala dhaxgalay ganacsada gaar ahaan kuwa iibiya qalabka dhismaha iyo kooxda Daacish oo ku xoogan buuraga Galgala.

Khilaafka soo kala dhex-gaay ganacstada iyo Daacish ayaa yimid, kadib markii ay kooxda ku amartay inay ganasatadu bixiyaan lacago canshuuro oo boqolaal kun oo dollar ah.

Maamulka degmada Bosaaso iyo kan guud ahaan maamulka Puntland wax  faahfaahin ah ma uusan ka bixin go’aankan Daacish ay ku xanibeen – goobaha ganacsiga ee magaalada .

Ma’aha markii ugu horreysay oo ay Daacish ay xirto ganacsiga Boosaaso, waxayna dhacday dhowr jeer oo hore, taas oo saameyn ku yeelatay ganacsatada ku dhaqan magaaladaasi.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.