image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

KOOBID : Muqdisho oo Hoobiyaal & dagaal toos ah ay ka dhaceen

Muqdisho (ONKOD ) Magaalada Muqdisho waxaa 24-kii  saac ee la soo dhaafay ka dhacay weeraro toos ah  oo u dhaxeeya ciidanka Dowladda Soomaaliya  iyo kooxda Al- Shabaab.

Dagaaladan xoogooda waxay ka dhaceen degmooyinka Kaxda iyo Yaqshiid ee magaalada Muqdisho ,halkaas oo ay fooda is dareen Dowladda iyo kooxda Al- Shabaab.

Degmooyin badan oo gobolka Banaadir waxa ku dhacay hoobiyaal tiro badan kuwaas oo qalqal galiyay amniga caasimada magaalada Muqdisho.

Saldhiga degmada Kaxda ayaa ah meesha ugu daran ee kooxda weerarka ay ku qaaday halkaas oo ay ku sugnayeen  ciidanka Dowladda Federaalka ah ee Sooamaliya

Hodan meelo ka mid ah waxaa ku dhacay dhawr hoobiyaal ah lama sheegin waxyeelo ay gaysteen xili saq dhaxe ah ayaa  hoobiyaashaas  waxa ay ku dhacayeen  xaafadaha degmooyinka Muqdisho.

Dowladda Soomaaliya wali wax faahfaahin ah  ma aysan ka  bixin weeraradan xalay ka dhacayay magaalada Muqdisho , inkastoo xaaladu ay degan tahay hadana meelaha qaar wax aka jirta saamaynta  hoobiyaasha iyo dagaalada

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.