image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Banaanbaxyo ka dhan ah Dowladda Xasan Sheekh oo ka dhacay Beledwayne

Beledwayne (ONKOD) Magaalooyinka ka mid ah dalka waxaa ka soconaya banaanbaxyo waawayn oo loogu diidan yahay xariga Dowladda ay kula kacday Generaal Sheegow oo gacanta Dowladda ku jira.

Waddooyin badan oo gobolka Hiiraan ah waxaa  maanta ka dhacay dibadbaxyo waawayn oo lagu diidan yahay xariga  Generaal  Sheegow oo cara badan dhaliyay.

Waxaa la arkayay dibad-baxayaasha oo lugeynayaa waddooyinka waa weyn ee magaalada, isla-markaana dalbanaya in lasoo daayo sarkaalka la xiray oo dagaal lagu soo qabtay.

Goobo  badan oo magaalada ah ayaa la xiray – maanta waxaana  jiray in meelaha qaar la soo sheegayo  in ay ka dhaceen rabashado arintan la xiriirta waxaana jira in dadka qaar waxyeelo ah ay soo gaarto.

Inta la xaqiijiyay 1 qof oo ka mid ahaa dadweynaha dhigayay dibadbaxa ayaa geeriyooday laba kalana dhaawacyo ayaa soo gaaray kadib markii ay rasaas ku fureen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.