image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

BANAANBAXYO , ruxay waddooyinka muhiimka ah ee caasimadda

Muqdisho (ONKOD ) Waddooyin muhiim ah oo magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay dibadbaxyo waawayn oo lagu diiday xariga Generaal Sheegow oo ka mid ahaa ciidanka xoogga dalka. Inta banaanbaxyada ay socdeen waxa la xiray waddooyin badan oo magaalada Muqdisho waxaana dibaxyaasha rasaas ku kala eryay ciidanka Dowlada kuwaas oo diidanaa banaanaxa. Waxa sidoo kale dadka dibaxda dhigayay ku qaylinayeen ,hala soo daayo , sheegow iyo eryo kale kuwaas oo diidan xariga Generaalka oo ay sheegeen inuu yahay hayb sooc. Xaaladda ayaa weli ah mid kacsan, waxaana dhanka kale dadaallo wada ciidamada ammaanka ee dowladda, kuwaas oo isku dayaya inay xakameeyaan dibadbaxayaasha. Arrintaan ayaa daba socoto xarigga Jeneraal Sheegow oo loo haysto eedeymo culus, kaas oo shalay lagu soo qabtay dagaal culus oo ka dhacay xaafadda Kaawo Godey ee degmada Dharkenley.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.