image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Duniyo ‘’ Weerarka Sheegow waa midib sooc kama aamusi doono ‘’

Muqdisho (ONKOD)  Weerarkii Dowladda Soomaaliya ay ku qaaday , Generaal Sheegow isla markaana lagu xiray ayaa waxaa ka dhashay hadal hayn iyo beelaha qaar si adag ay uga hadlaan.

Magaalada Muqdisho waxaa isugu soo baxay siyaasiin iyo xildhibaano beel ahaan ka  uu ka soo jeedo Generaalka laga soo jeebeeyay degmada Dharkanlay halkaas oo uu isku difaacayay.

Xildhibaan Dahabo Suusow waxay sheegtay in aan la aqbali karin weerarka lagu qaaday sarkaalkaas, iyadoo ku tilmaamay xarigiisa dulmi weyn

Sidoo kale  waxa ay sheegtay xildhinaanadan in markii horeba ay ku dulmanayeen gudaha dalka dhacdada maantana ay la mid tahay dulmigii ay lagu hayay.

“Halkii Janan aan laheyn in gurigiisa lagu weeraro Kuleetiga la soo qabto oo lagu oriyo ma ahan waxaan aqbali karno. Anigaa Xildhibaankiisa ah,” ayay tiri xildhibaanku.

Siyaasiinta sidoo kale ku sheegay in talaabada Dowladu ay qaatay ay u arkaan mid la doonayo in lagu beegsado saraakiishooda ciidan taasna aysan mid la ogolaan doonin

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.