image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

GAARISSA : Xildhibaan argagax ku tilmaamay falkii lagu laalayay dhallinyaro

Garissa (ONKOD) Warar  kala duwan  ayaa ka soo baxaya weerar lagu dilay 6 dhallinyara ah kuwaas oo lagu dilay deegaano hoos yimaada magaalada Gaarisa ee Waqooyi Bari Kenya , sabab la xiriirta aano qabiil.

Booliiska ismaamulka Garissa ee gobolka Waqooyi-bari Kenya ayaa wada baritaan ku saabsan dilkii 6 qof oo dhalinyaro ahaa shalay loogu gaystay duleedka magaaladaas.

Dhacdadaan ayaa la sheegay in ay tahay arrin ugub ku ah deegaanka iyadoo ay dadku si weyn uga argagaxeen.

Ilaa iyo hadda falkaan waxaa loo qabtay laba qof uu sheegay Xildhibaan Deeqow Maxamed Barrow oo laga soo doorto magaalada Gaarisa.

Guddoomiyaha ismaamulka Garissa oo falkan ka  hadlay  aya ku tilmaamay dhacdadaas foolxun oo fulaynima ah, ayna socdaan  baaritaan dheeraad ah.

Waxa  uu sheegay in beegsiga sidan oo kale ah aan la aqbali karin  waxana uu sheegay in shaqsiyaadkii gaystay loo ciqaabi doono.

Waxaa uu sheegay in 19-ka bishan ee ku beegan maalin Sabti ah la qaban doono shir degdeg oo dhacdadan looga hadli doona.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.