image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Saciid DENI oo ka qayla dhaamiyay dhibaatooyin ku soo kordhay Puntland

Garoowe  (ONKOD ) Madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi DENI ayaa sheegay in deegaanada maamulkaas uu dhibaato ku haya waxyaabaha maanka dooriya.

Waxa uu sheegay Saciid Deni in  dhibaatooyin badan  oo sabab  ah maandooriyaha uu raagaadiyay wax badan oo ay qabansan lahayeen dhallinyarada Puntland.

Saraakiisha ciidanka Puntland ayuu  ugu baaqay inay  u istaagaan wax ka qabashada dhibaatadaas maandooriyaha   uu ku  hay deegaanda maamul goboleedka Puntland.

Waxa uu soo hadal qaaday in dhibaatadaas maandooriyaha ay qayb ka yihiin  ciidankii loo baahnaa in ay sugaan amniga deeganada waxa uuna ka digay sii socoshadaha isticmaalka maandooriyaha.

“Waa in la xakameeyaa isticmaalka muqaadaraadka oo ayaamahaan dambe aad usoo kordhay, kuwii la rabay in ay xakameeyaan ee ciidamada ah ayaa ku laban dadka isticmaala,” ayuu yiri  Saciid Deni.

Deni ayaa sheegay in maamulkiisa ay ka go’an tahay la-dagaalanka dadka ka ganacsada walxaha maanka-dooriya iyo kuwa isticmaala, isaga oo soo jeediyay in lagu garab istaago howl-galladaasi.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.