image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Xildhibaano ka dooday fadeexadii Soomaaliya ka soo gaartay China

Muqdisho (ONKOD )  Maanta oo Axad ah xarunta Golaha shacabka waxaa ka qabsoomay fadhi su’aalo lagu waydiinayay Wasiirka dhallinyarada iyo cayaaraha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya.

Xildhibaanada ayaa wasiirka wax ka weydiiyay shaqada guud ee wasaaradda, gaar ahaan arrimaha ciyaaraha iyo horumarinta garoomada ku yaalla gudaha dalka.

Xildhibaanada ayaa su’aalo adag waydiiyay Wasiirka kuwaas oo intooda badan u badanaa cayaaraha dalka sida ay uga danbeeyaan kuwa dalalka deriska iyo waxa keena fadeexadaha cayaaraha.

Fadeexaddii Somalia ka soo gaartay tartankii orodka ee dalka China, ayaa ka mid ahaa waxyaabaha la waydiiyay wasiirka  kadib markii gabadhii u tartameysay Somalia oo lagu magacaabo Nasra Abuukar Cali ay gashay kaalinta ugu dambeysa ee tartanka.

Wasiirka oo ka jawaabay su’aashaas ayaa tilmaamay in wasaaraddu ay laheyd kaliya soo jeedin, ayna u martay guddiga Olombigada iyo xiriirka ciyaaradaha fududud.

Xildhibaan Nadiif ayaa wasiirka ciyaaraha weydiiyey Habraaca loo maray shaqo ka joojintii guddoomiyaha ciyaaraha fudud iyo wasiirka oo ka hadlay.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.