image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Muxuu ahaa Shirka ‘’shakiga’’ abuuray ee ka dhacay magaalada Dhuusmareeb ?

Dhuusmareeb (ONKOD) Magaalada Dhuusmareeb ee gobolka galgaduud waxaa ka soconaya shirar kala duwan oo ujeedkoodu uu yahay in la qaado howlgal ka dhanka ah kooxda Al- Shabaab .

Inta badan kulamadaas waxaa ku lug leh Madaxwaynaha Dowladda Federaalka oo ku sugan degmada Dhuusmareeb , ee Galmudug.

Madaxwaynaha Dowladda Federaalka ah Soomaaliya oo culays uu ka haysto dagaal lagu qaado Ceelbuur ayaa wada dadaalo uu ku qanciyo beesha degta degmadaas.

Dhawr  kulan ayaa ku dhamaaday , is faham waa oo waxa madaxwaynaha laga codsaday in dagaalka ay hoggaamiyaan beesha degta Ceelbuur oo ay ku xoogan yihiin  kooxda Al- Shabaab.

Villa Soomaaliya waxaa la soo saaray qoraal lagu sheegay in  Madaxwaynaha uu la kulmay Odayaasha dhaqanka beesha degta deegaanada Al- Shabaab ay maamulaan hase ahaatee goobta kama aysan muuqan Odayaasha .

Guud ahaan waxa goobta fadhiyay dhallinyaro iyo dad iska caadi ah taas oo shaki badan galisay dad badan oo ay u arkaan in Odayaashii loo baahnaa in ay ka qayb galaan ay iska diideen maadama kulamo hore natiijo soo bixi wayday.

Arrimahan ayaa la aamisan yahay in ay  muujinayso  sida beelaha qaar ay uga goys adeegayaan , in beel kuwooda ahayn hubka gacanta loo galiyo taas bedelkeeda loo baahan yahay in ay horkacaan howlgalada.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.